Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Israsraasiin Kadhacay Muqdisho
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:423
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 03 2008
Israsraasiin Kadhacay Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Thursday, 03 July 2008

muuqaalka nin qori wataMuqdisho,(insidesomalia.org)- Is risaasayn dhimasho sababtay ayaa waxa ay ka dhacday aga gaarka Kulyadii hore ee Jaale Siyaad ee Magaalada Muqdisho.

Is risaasayntan ayaa waxaa ay dhex martay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ku sugnaa qaybo ka mida Wadada dheer Warshadaha iyo kooxo wareer ku soo qaaday goob ay Ciidamada Dowladda Gaadiidka Wada mara Lacago uguqaadanayeen Ciidamdaasi ku qaadayeen lacago.

Ciidamada Dowladda ayaa waxaa ay subixii hore ee Fadhiistan wadada oo inta badan ay lacago uguqaataan Gaadiidka kala duwan ee B-Lka, islamarkaana isticmaala Wadada isku xirta Suuqa weyn ee Bakaraha iyo kulyadii hore ee Jaale Siyaad.

Labada dhinac ee isrisaasayntu dhexmartay ayaa waxaa ay isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa fud fudud, waxaana halkaasi ku geeriyooday Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda,sida ay xaqiijiyeen dadka deeganka.

Mudo daqiiqdo ka dib ayaa waxaa halkaasi isaga dhaqaaqay kooxihii weerarka soo qaaday, waxaana Ciidamada Dowladda iyana ay ka dhaqaaqeen goobtii ay lacagaha ku qaadanayeen oo markii danbe ku soo laabtay isu socodka dadka iyo gaadiidka iyo ganacsigii yar yaraa ee ka jiray agagaarka kulayadii Jaale Siyaad.

.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >